Home » Sports News You are browsing entries filed in “Sports News”

Gudiga Olombikada Looma Doorto Sidii Dowladdii 4.5 Ee Haku Qaldamin!!!

gobe

    Waxaa dhowaan Muqdisho lagu qabtey Gongresskii  6aad,sanadka 2013 ee Gudiga Olombikada Soomaaliyeed oo ah Hey’adda sare ee dhinaca Sportiga taasi oo ay doortaan xiriiro kala duwan,ururo Sports iyo wakiilo ka socda 5-ta Zone ee loo qeybiyey Gobolada Dalka Soomaaliya. Doorashada halkaasi ka dhacdey waxaa Musharax Gudoomiyaha ahaa C/laahi Axmed Tarabi oo si weyn [...]

January 19th, 2013 | Posted in Sports News,Wararka Maanta | Read More »

Wariyaasha Qurba Joogta oo Ciyaar ugu dabaal dagay Sanad guuradii kasoo wareegtay (Daawo Sawirada)

badweyn_1

Wariyaasha Qurba Joogta oo Ciyaar ugu dabaal dagay Sanad guuradii kasoo wareegtay (Daawo Sawirada) Beeldeeq.com:-Waxa daqiiqado kahor ciyaar aad u xiisa badan dhex martay wariyaasha qurba jooga magaalada Nairobi tasoo lagu maamusaaye xiligii la aas aasay warsidaha badweyn.com oo kasoo wareegtay mudo sanad ah. Ciyaartaan oo ahayd mid aad u xasaasi ah isla markaa labada [...]

March 16th, 2012 | Posted in Sports News,Wararka Maanta | Read More »

Qori Tuurka Wareega 8 aad ee Koobka Qaarada Yurub oo La soo Bandhigay

5551

 Beeldeeq.com Kooxaha Isku aaday oo Aan Filayo In Taageerayaal Fara badan Ku Abuuri Doonta Dood aad u dheer Ayaa Nuqulka Soo garay Beeldeeq.com Waxa ay U qoran Yihiin sidaan   Benfica vs Chelsea, AC Milan vs Barcelona, APOEL vs Real Madrid iyo Marseille vs Bayern Munich ayaa isku soo aaday wareega siddeeda koobka UEFA Champions League-ka [...]

March 16th, 2012 | Posted in Sports News,Wararka Maanta | Read More »

Manchester United Oo Shaacisay Ilaa Iyo Waqtiga Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Anderson.

Anderson-Manchester-United-Wallpaper-2010

Beeldeeq.com:-Tababare Sir Alex Ferguson ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahanka khadka dhexe Anderson inuu garoomada ka maqnaan doono inta u dhaxeysa afar ilaa iyo shan isbuuc. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa xilli ciyaareedkan waxaa la degay dhaawacyo badan, waxaana uu sidaasi ku seegayaa marka Manchester United ay u duusho Spain halkaasoo kulan ka tirsan wareega 16ka Europa League [...]

March 15th, 2012 | Posted in Sports News | Read More »

Real Madrid Oo Rikoor Fiican Ku Heysata Bernabeu Xilli Ay Caawa Kula Ciyaarayaan CSKA Moscow.

173078hp2

Beeldeeq.com:-Tababare Jose Mourinho ayaa xilli ciyaareedkii hore waxa uu saxaafada Spain u sheegay in qiimeyn lagu sameeyo shaqadiisa marka uu guda galo xilli ciyaareedkiisa labaad waa isla hadalkii uu u sheegay suxufiyiinta Talyaaniga markii uu joogay Inter, waxaana ay haatan u muuqataa in Mou uu ka dhigayo Santiago Bernabeu mid ka mid ah garoomada loogu [...]

March 15th, 2012 | Posted in Sports News | Read More »

Gudoomiyaha Premier League: FIFA iyo UEFA Anaga Ayay Naga Soo Xadeen Kubada Cagta.

article-2114916-122AD6D6000005DC-516_636x448

Beeldeeq.com:-Gudoomiyaha Premier League Sir Dave Richards ayaa ku eedeeyay FIFA iyo UEFA inay kubada cagta ka soo xadeen England. Waxa uu ka hadlayay shir isboortiga looga hadlayay oo ka dhacay Qatar, waxaana sidoo kale ka qeyb galayay madaxweyne ku xigeenka FIFA Amiir Ali Bin Hussein. Richard ayaa u sheegay si ku celcelis ah dadkii ka [...]

March 15th, 2012 | Posted in Sports News | Read More »

Mario Gomez: Waligeyna Ma Gaari Doono Lionel Messi.

173122hp2

Beeldeeq.com:-Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Mario Gomez ayaa hoos u dhigay isbarbardhiga lagula sameeyay xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ka dib markii afartiisii gool ee uu xalay ka dhaliyay Basel ay ka caawisay in Bayern Munich ay xaqiijisato wareega 8da ee Champions League. Xiddiga reer Jarmal ayaa qeyb weyn ka qaatay kulankii ay garoonkooda 7-0 kaga [...]

March 15th, 2012 | Posted in Sports News | Read More »

West Ham Oo Qiratay Inay Isku Dayeen Chelsea In Ay Kala Soo Wareegaan Fernando Torres.

Fernando-Torres-endured-a-007

Milkiilayaasha kooxda West Ham David Gold iyo David Sullivan ayaa xaqiijiyay in kooxdooda ay ku guuldareysatay bishii Janaayo heshiis amaah ah oo ay Chelsea kala soo wareegi lahaayeen Fernando Torres, waxaana ay seddex jeer oo kala duwan isku dayeen sidoo kale inay la soo wareegaan Carlos Tevez. Weeraryahanka reer Spain oo afar gool kaliya dhaliyay [...]

February 21st, 2012 | Posted in Sports News | Read More »

Kulan Ciyaareed Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Koofur Afrika U qabatay Shirkada Salama Cash & Carry oo Ka Dhacay Magaalada Johannesburg

jjjjjjjjjjjjjjjjjjj (1)

Kulan Kaan oo Ahaa Mid ay Soo qaban Qaabisay Shirkada Ganacsiga ee Salama Cash & Carry Ayaa Waxaa lagu qabtay Garoon Ku yaala Xaafada May Fair ee Magaalada Johhannesburg ee Dalka Koofur Afrika Kulankaan oo Ahaa Kubada Cagta Ayaa Waxa uu Dhexmaray Dhalinyaro Ku kala Tar tamaysay Magacyada Magaalooyin ka kala Ah Johannesburg iyo Ratamburg [...]

February 21st, 2012 | Posted in Sports News,Wararka Maanta | Read More »

Liverpool Oo Nus Darsan Goolal Ah Ku Xaaqday Brighton Iyo Isku Aadka Wareega 8da FA Cup Oo Ka Soo Saaray.

XX

Kooxda Liverpool ayaa talaabo kale u qaaday inay gaaraan Wembley ka dib markii ay 6 gool iyo gool kaga badiyeen kooxda Brighton oo ku soo booqatay Anfield wareega 5aad ee koobka FA Cup. Goolashan tirada badan ee ay ku badisay kooxda Liverpool ayaa waxa ay ka saacideysaa inay u gudubto wareega 8da ee koobka FA [...]

February 20th, 2012 | Posted in Sports News | Read More »

Recently Commented