|

Daawo Wariye Cagmadhige oo ceeb ka raacday Caaydii Hawiye.

Beeldeeq.com – Wariye Cagmadhige ayey mahadho ceebeed ka raacday barnaamij uu dimbi iyo  caay ku huwiyay beesha uu ka dhashay ee Hawiye.

Labadii isu timaado waxay shalay iyo maanta ka sheekeeysanayeen magaca cusub ee loo bixiyay aftahanka CAGMA DHIGE kaas oo Wariye Dahir Alasow afkiisa ku sheegay { NACAS UU FARIID DHALAY NAASAWEYNE} Halkaan ka Daawo

Inkastoo Ujeedka Barnaamijka uu baahiyay Cagmadhige yahay mid Kooxda SAHAL abaabushay hadana ujeedka laga leeyahay wuxuu yahay in Caalamka loo gudbiyo barnaamijkaas oo nin u dhashay Hawiye uu ka sheekeeynaayo in Xamar xoog ku heystaan Hawiye.

Cagmadhige waa nin hunguri badan oo shaxaadka u yahay dabeecad,wuxuuna mudo dheer ku noolaa dalka Kanada balse xilli dambe ayuu mar labaad iska dhiibay Ingiriiska.

Intii uu Kanada tegin wuxuu London ka raacay Fanaanka Xasan Aadan Samatar  ,sidaas ayuu ku tegay Toronto isagoo Baasaboor Somali heysto.

Xilli Xaaskiisa Hodan iyo Caruurtiisa qax ku joogeen Balcad ayuu Cagmadhige BBC Somali ka sheegay in adeegii bulshada ee Muqdisho uu ka badqabay Wakaaladihii Biyaha.

Xiligaas oo Ciidankii Siyaad Barre Madaafiic ku garaacayay Muqdisho ayaa Korneyl Ahmed Omar Jees Biyahii Jaray.

Cagmadhige waa nin garashadiisu intaas tahay.

Dhalinyaradii ay Cagmadhige ku wada koreen Wardhiigleey ayaa sheegay inay ku xasuustaan kaliya fulaynimo.

Nacas uu Fariid dhalay Naasaweyne ninka loo bixiyay DHALINTII AY KUBADA WADA CIYAARI JIREEN HADII MIDKOOD SHAN FEER KU JIIDO MA AHEYN NIN KA FICILTAMO EE ORADBUU BAXSAN JIRAY.

 

 

Short URL: http://beeldeeq.com/?p=3258

Posted by on Apr 24 2013. Filed under Wararka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented