|

Wariyaal Shaqa Joojin Kaga dhawaaqay Koonfurta Galkacyo Ee Galmuudg

Galkacyo/Beeldeeq.com

 

Illaa 5 Wariye Ayaa maantay kudhawaaqay shaqa joojin kadib markii ay cadaadis xoogan kala kulmeen siyaasadaha kala duwan ee kajira deegaanada galmuudg iyo wasaaradda warfaafinta oo iyadu si gaar ah ula shaqaysa wariyaal gooni ah  

Wariyaasha maantay shaaciyey in ay joojiyeen shaqada ayaa waxaa kamdi ah wariysha idaacadda Shabeele.Wariyaha Idaacadda Kulmiye.Wariyaha RoyalTv.WAariyaha HonTv.Wariyaha Universal.

 

Inkastoo Wariyaha Barkulan Ee Galkacyo Horay looga joojiyey Shaqadii kadib Amar Wasiir Baasto uu Kusiiyay Ilaaladiisa Hadana waxa uumaantay Shaqa Joojinta lawadaagay wariyaasha ku dhawaaqay shaqa jiijinta

Shaqa joojintaan ayaa waxa ay daba joogtaa hanjabaadyo lagu hayo wariyaasha iyadoo taasi ay ka dambeeyaan kooxaha siyaasadda galmudug isku haya

wasaaradda warfaafinta galmudug malahan wax koor meer ah oo wariyaasha ay ku samayso waxaa jira wariyaaal sigaar ah ugu adeegta wasaaradda waxaana hanjabaadyadaan ay qayb ka ah wariyaal kusugan deegaanada galmudug kuwaasi oo aan doonayn in xaqiiqda laga sheego ama lagudbiyo war aan ahayn midka madaxweyne qaybdiid

Short URL: http://beeldeeq.com/?p=3057

Posted by on Oct 17 2012. Filed under Wararka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented