Kacdoon Kadhan Ah Isbaarooyinka Oo Lga Bilaabay Degaanada Galmudug
Galkacyo:-Beeldeeq.com
Qaybaha Kaladuwan ee Bulshada ayaa bilaabay kacdoon kadhan ah Kooxaha Jid gooyooyinka ay uyaalaan Inta udhaxaysa Galinsoor iyo gal gaduud kuwaasi oo ay dhiganayaan Malayshiyaad hubaysan oo kasoo jeeda Deegaanada Galmudug
kudhawaad muddo 3 maalmood ah ayaa waxaa fasax kujira iskuulada kuyaal Deegaanada Galmudug kadib markii la go’aansaday in qaybaha bulshada ay qayb ka qaataan wax ka qabashada malayshiyaadka jidgooyada utaal wada laamiga ah ee kuteedsan galinsoor iyo galkacyo
inkastoo qayb kamid ah qaadista jidgooyooyinka lagu guulaystay hadan waxaa wali jira qaar kamid ah oo waliya laamiga dheer hasa ahaatee waxaa wali Galkacyo kasoda sidii lagu qaadi lahaa isbaarooyinkaasi iyadoo kulamo ay wada leeyihiin Bulshada iyo Culimada Gobalka
Isha Wararka Ee Galmudug
Short URL: http://beeldeeq.com/?p=3047
