Abwaan ahna wariye sanad gudahiis soo saaray heeso bulshada wada jecleesteen,

Abwaan ahna wariye sanad gudahiis soo saaray heeso bulshada wada jecleesteen,
Marna waa wariye marna waaa abwaan Dahir abdulle alasow waxaa uu ka mid ahaa wariyaasha muqdisho kuwooda ugu caan balse dilalki iyo beegsiga saxafiyinta ka dib waxaa uu ka mid noqday wariyaasha magan galyada ka helay Dalka Holland oo uu in muda ah ku nool yahay.
Dahir alasow hada kama gaabin howlahi saxaafada oo uu in muda ah, ku soo guda jiray balse waxaa intaa usoo dheer heeso fara badan oo bulshada jecleesteen in uu soos aaray dahir.
Heesaha sanadkaan gudahiisa uu soo saaray Abwaanka , waxaa ka mid ah heesta guul iyo midnimo heesta hayaan oo uu isla jawaabta hesta hayaan bil gudahees ku soos aaray.
Heesaha uu soo saaray abwaanka ahna wariyaha ma ahan hal iyo labo oo kaliya ah balse waxaa jira uu horay erayeeda horay u sameeyay intii uu ku sugna gudaha dalka Soomaaliya.
Hadaba qormada dulacda ugu dhignay Abwaan ahna wariye waxaa ku eegaynay Heesaha uu sameeyay Dahir abdulle alasow hadaba nala daawo heesha uu Abwaanka sameeyay kuboodi ugu danbeeyay.
Heesaha Dahir Alasow sameeyay Hees Guutadii Daraawiishta – Daleys,Nakruma iyo Cumar Boongo
Hees Digniin Saado Cali Warsame iyo Fanaaniinta London
Hees Guul iyo Midnimo Version 1 Faysal Hanad iyo Fartun
Hees Hayaan -Faysal Hanad
Hees Barwaaqo Xasan Cagaaran
Hees Shamis Nuradiin Ahmed Iimaan
Hees Dhaxalsuge Mohamed Adan Shamuuri
Hees Sarbeeb Mohamed Wadanoole
Hees Hablo aragti dheer Hanad,Birimo,Iqra iyo shuceyb
Hees Ma ogtahay Galmudugeey – Hodan,Axmed Yare,Sahra Dhuule iyo Mohamed Guun
Hees Galmudug Guusha Nabadaa lagu gartaa – Cabdi Holland,Nimco Dareen iyo Fanaaniinta London
Hees Awdal State lama aasi karo – Muslimo Qaasim,Sagal Arts,Qarboosh iyo Fanaaniinta Nairobi
Hees Tacadi Surqa Abdullahi iyo Xasan Great
Hees Beerkeey adaa ku weyn – Kooshin Nuudi – Original Shamuuri
BY Nuur Ismaaciil Sheekh
E-mail; nuur.usa@hotmail.com
Short URL: http://beeldeeq.com/?p=2982