Home » April 18th, 2012 Entries posted on “April, 2012”

Daawo Fanaanad Caan ah oo Cod Laga Duubay Ayadoo Aflagaadaynaysa Madaxweynaha Somaliland iyo Fanaanadda Saado Cali Warsame

954

Fanaanad Caan ah Ayaa Si Fudud Looga Duubay Cod Ayadoo  Aflagaadaynasa Madaxweynaha Somalilad Iyo Fanaanadda Saado Cali warsame  Sidoo kalena Cadaynaysa In ay Hadba Cidii Ay Doonto U Caleen Lusha Fanaanadda Rooda Wacan Ayaa Noqotay Fanaanadii Ugu Horeysay oo ayada oo Aflagaadaysa Shaqsiyaad Laga Duubo Cod:- Nala Dhageyso Fanaanadda Rooda wacan oo Af lagaadaysa Madaxweynaha [...]

April 18th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Daawo Sawirada Kulan sanadeedkii sedexaad ee ducada iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Cape Town oo lasoo gabagabeeyay.

2_cape

kulankani oo sanadkiiba mar lagu qabto degaanka ay Soomaalida u badan tahay ee Bellville ee magaalada Cape Town ayaa markani uu u muuqday mid ka duwan kuwii hore, waxana aad logu lafa guray sidii Soomalida Koonfur Africa ay ugu bixi lahayd dhibatada iyo sidii loo wanaajin lahaa magaca midnimada Soomaalida K/africa. kulankani ay ka soo [...]

April 18th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Xildhibaano kasoo Jeeda Mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed oo ku hanjabay in ee Weerarayaan Raizul Wasaare Gaas

astaanta.qaranka1-300x228

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan Maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay ayaa si kulul u weeraray Raizul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas. Xildhibaanadan oo kasoo Jeeda Beesha Mareexaan ayaa Raizul Wasaaraha ku eedeeyay in si cadaawad kujiro u xir xiray Sadax Qof oo midi haweeney tahay kuwaa oo kasoo Jeeda [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Abwaan ahna wariye sanad gudahiis soo saaray heeso bulshada wada jecleesteen,

Dahir-Alasow-Journalist-150x150

Abwaan ahna wariye sanad gudahiis soo saaray heeso bulshada wada jecleesteen, Marna waa wariye marna waaa abwaan Dahir abdulle alasow waxaa uu ka mid ahaa wariyaasha muqdisho kuwooda ugu caan balse dilalki iyo beegsiga saxafiyinta ka dib waxaa uu ka mid noqday wariyaasha magan galyada ka helay Dalka Holland oo uu in muda ah ku [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Raizul Wasaare Cabdi Wali Gaas oo Noloshiisa Halis Badan soo wajahday iyo ilaalada Madaxweyne Shariif oo la wareegay amaankiisa

images

Raizul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa soo wajahay haliso kala duwan tan iyo waxii ka danbeeyay markii uu ka badbaaday weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Tiyaatarka Qaranka kaa oo lagu qaarijin rabay. inta badan ilaalada Raizul Wasaaraha ee amaankiisa gaarka ahaa qaabilsaneed ayaa laga dhigay kuwa la [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Weerar Ismiidaamin Qasaare geestay oo Maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyada

hhhhhhh

Waxaa Saakay Weerar Ismiidaamin ah uu ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada ee ee Magaalada Baydhabo halkaas uu isku qarxiyay nin ee ku xirnaayeen waxlaha qarxa jirkiisa. Weerarkan Ismiidaaminta ah ayaa noqday mid fashilmay kadib markii Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya ka hortageen in Ninka isqarxinayeen in uu gudaha u galo Xarunta Madaxtooyada ee [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Ciidamadii huwanta oo dib uga soo baxay saldhigyadii ay qabsadeen iyo shabaabka oo soo buuxiyay

kambonij-300x200

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya gobolka Jubada Hoose ayaa xaqiijinaya in ciidamadii isgarabsanayay ee Raaskambooni iyo TFG ay soo baneeyeen saldhigyadii ay laba maalin kahor  ka qabsadeen Alshabaab iyagoo kusoo laabtay magaalada Qooqaani.Lama oga sababaha rasmiga ah ee ciidamadu dib ugu soo laabteen . Dhanka kale dagaalyahanada Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa inay soo buux dhaafiyeen [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Shirkii Farmaajo ee Magaalada Bristol oo si wanaagsan u dhacay iyo TAYO oo taageero buuxda heshey(SAWIRO)

farmaajobristol-300x225

Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna xoghayaha guud ee xisbiga TAYO Maxamed Cabdullai Maxamed (FARMAAJO) ayaa shir weyn kula yeeshay jaaliyadda Soomaalida ee waddanka UK magaalada Bristol. Shirkan oo lagu qabtey Hoteel aad uwayn oo la dhaho Bristol Hotel ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey hoolkii shirka Soomaali badan oo ka kala timid gobolada waddankn Ingiriiska sida [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Ila qosolka Muuse Suudi+Yasmada Prof Galeydh+ Dalanbaabiga Prof Samatar.

al-xaaji-muuse-sude

Prof Ahmed Ismaciil Samatar iyo Al Xaaji Muuse Suudi Yalaxoow ayey sheeko qosol badan ku dhexmartay Muqdisho mar uu Gudoomiyaha Hiilqaran socdaal hoowleed ku joogay. Sheekada Muuse Suudi iyo Prof Samatar oo ay hareer socoto Yasmadii Prof Galeydh ku liiday Ahmed ismaaciil Samatar waxay ku bilaabaneysaa sidaan:- Muuse Suudi Yalaxow ayaa Hotel Saxaafi ku arkay [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Sargaal sare oo katirsanaa Al-Shabaab una qaabilsanaa Dhinaca Tababarka

tuug1

Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhgigay nin la sheegay in uu ahaa Sargaal sare oo katirsanaa Xarakada Al-Shabaab una qaabilsanaa dhinaca tababarida. Sargaalkan ayaa lagu qabtay Xaafada Gubta ee Degmada Dayniile halkaas ee Ciidamada Dowalada KMG ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabad Sugida iyo Milatariga kasameeyeen Howlgalo lagu baadi goobayay. Axmad Macalin [...]

April 17th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Recently Commented