|

Farxiyo Fiska”Canugaan Waxaan u dhalay Bashiir Hanuuniye Waana Igu In kiray”Sir Muhiim ah”

Beeldeeq.com:-Warar Goor dhaw Soo Gaaray Xafiiska Warqabadka Beeldeeq.com ee Magaalada London Dalka Ingiriiska Ayaa Sheegaya In Fanaanadda Farxiyo Fiska Ay Dacwad Ku soo oogtay Muusikiistaha Ay kala Tageen Bashiir Hanuuniye

Fanaanadda Ayaa Ku Tilmaamtay In Bashiir Hanuuniye uusan Noqon Karin aabe sababta Ayeey Ku Sheegtay In uu Ku In kiray Canug ay U dhashay

Hadalka Ka Soo Yeeray Fanaanadda Qaaliga ah ee Farxiyo Fiska Ayaa La yaab iyo Amakaak Ku Noqotay Shacab ka Soomaaliyeed ee Ay U Cuntami la dahay Mudada Ay is Qabeen Bashiir Hanuuniya Iyo Farxiyo Fiska Canuga Dhaxdooda ka dhashay

”Bashiir Hanuuniye Arooska Ka Hor Ayaan Is mehersanay Waxaana Ku Balansanayn In aan Arooska Dhigano Mudo Cayiman Arooskeena waxa uu dhacay Anigoo shan Bilood uu marayo uurkeyga Waxaana La ifuray Anigoo Umusha ka baxay Laakiin Bashiir Waxa uu Lee yahay Canugaan ma dhalin Si aan Wax yeelo ma aqaano Ayeey Farxiyo Fiska Ka Hor sheegtay Odayaal Ka kala Socda Shufada ay ka dhalatay ee Beesha Murasade Iyo Shufada Bashiir Hanuuniye

Reerka Bashiir Hanuuniye Ayaa Iska Dafaray Canuga Fanaanadda AY Ku sheegayso In uu dhalay Wiilkooda  Walina Looma Kala Kicin Kulanka Lagu Xalaalaynayo Canuga Ay Farxiyo Fiska sheegayso In ay U dhashay Bashiir Hanuuniye

 Naga Filo Goor dhaw Wixii Ku soo Kordha Arimahaasi 

Farxiyo Ladan Warbaahinta Beeldeeq.com 

Magaalada Muqdisho 

 

Short URL: http://beeldeeq.com/?p=2529

Posted by on Mar 23 2012. Filed under Madadaalada, Wararka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented