Home » March 29th, 2012 Entries posted on “March, 2012”

Madaxweyne Shariif oo Markii ugu Horeesay Maanta u Duulay Dalka Ciraaq iyo Ujeedka Socdaalka Madaxweynaha

safarka

Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayay ayaa Maanta markii ugu horeesay u duulay Magaalada Baqdaad ee Dalka Ciraaq. Madaxweyne Shariif iyo Wafgdiga lasocda ayaa ujeedka socdaalkooda lagu sheegay ka qeyb galka Shirka Jaamacada Carabta oo lafilayo in uu dhawaan ka furmo Magaalada Bagdaad ee Dalka Ciraaq. Shirka [...]

March 29th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Natiijada Kasoo Baxday Shirkii Roadmap-ka ee ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo (War Murtiyeedkii Shirka Gaalkacyo)

Saxiixayaashii-Road-Map-ka

Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Shirka waxaa marti galiyey Maamulka Puntland waxaana fududeeyey xafiiska ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabislan Somalia. Shirka waxaa kasoo qayb galey saxiixayaashii geedi socodka barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah oo [...]

March 27th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Xarakada Al-Shabaab oo Macsalaameesay Dhulkii iyo Deegaanadii ee Dagnaayeen Beelihii ee u baxsheen Ansaar

shabaab-2

Xarakada Al-Shabaab ayaa Saldhigyo waa weyn ku lahaa Deegaano iyo Degmooyin katirsan Gobolka Galgaduud halkaas oo Shabaab sheegeen Beelaha dagan in ee kusoo dhaweeyeen garabna ee ka heleen amaan iyo bogaadina ee Shabaab horey ugu jeediyeen.. Amiirka Xarakada Al-Shabaab ayaa mar sii horeesay mar uu ka hadlay sida ee Beelaha Soomaaliyeed u garab istaageen una [...]

March 27th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Warar Dheeraad ah oo kasoo baxay Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Maqaahi shaah laga cabo

7771

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday 6 kalena wey ku dhaawacmeen qarax aad u xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee maqaahi shaah laga cabo oo ku taala isgoyska Fagax degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Maqaayada uu qaraxu ka dhacay oo magaceeda la yiraahdo Al-xarameyn ayaa dad goob joogayaal ah ay waxay [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Nin dhalinyaro ah oo mar walba lagu qabsado in uu ka been sheego da’da uu jiro “Daawo”

1114

Mohammed Farouk Abul-Hassan waa nin dhalinyaro oo 23 sano jir ah, balse muuqaal ahaan u eg wiil 12 sano jir ah, waana mid dadka ka yaabisa marka uu u sheegto inay da’diisu tahay 23 sano jir. Mohammed Farouk ayaa wuxuu u dhashay dalka Falastiin, isagoo sidoo kalana ku dhashay dalkaasi, laakiin wuxuu ku soo barbaaray [...]

March 26th, 2012 | Posted in Madadaalada,Wararka Maanta | Read More »

Qarax xoogan oo ka dhacay Isgoyska Fagax, maqaaxi lala eegtay iyo khasaaro badan oo ka dhashay

images3

Qarax xoogan oo khasaaro badan geystay ayaa wuxuu goor dhaw uu ka dhacay Isgoyska Fagax ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, iyadoo aysan jirin cid sheegatay Masuuliyadda qaraxaasi. Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga haggo, ayaa waxaa lala eegtay maqaaxi ay ku sugnaayeen Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Ciidamada Kenya oo Xabsiga Dhigay Saraakiil sar sare katirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya (Aqriso Magacyada Saraakiisha la xiray)

kenya

Ciidamada Dowlada Kenya ee kusugan Gobolka Jubada Hoose ayaa xabsiga Dhigay Saraakiil sar sare oo katirsan Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya ee Gobolada Jubooyinka. Ciidamada Kenya ayaana Shalay Xabsiga Dhigay Sadax Korneel oo katirsan Ciidamada Dowlada Xili ee kusugnaayeen Deegaanka Baliis Qooqaani halkaas oo la sheegay in Ciidamada Kenya ee xabsiga Dhigeen Saraakiishaasi. Saraakiisha la [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

War Deg Deg ah:Qax Baahsan oo ka Biloowday Degmada Ceelbuur iyo Dagaal ka Biloowday Daqiiqado kaHor Afka Hore Ee Degmada Ceelbuur

barakac

Dagaalo ayaa waxaa la soo sheegayaa iney ka bilowdeen saacado ka hor degaano ku yaala duleedka degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud kuwaasoo dhexmaraya ciidamada Itoobiya iyo kuwa ahlu suna oo isku dhinac ah iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Warkan oo aanu ka helnay qaar ka mid ah dad jooga degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in dagaalkan [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Ma Jirto Doorasho aan Ogayn oo Dhacaysa

Guddoomiyaha-baarlamaanka-Soomaaliya

Gudoomiyaha haatan xilkiisa lagu muransanyahay ee Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa wuxuu ka soo horjeestay doorshada ay sheegeen in ay qabanayeen xildhibaanada uu hogaamiyo Madoobe Nuunow Maxamed ee madaxtinimo. Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa wuxuu sheegay in arintaasi ay ula muuqato mid aanan waxba ka jirin isla markaana xiligaan ay tahay mid aanan macquul ahayn [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Tahriibayaal Soomali ah oo ku dhintay badda Talyaaniga iyo Liibiya ,Aqriso Magacyada Qaar (Daawa Sawirada Naxtinta leh)

tah_3-1

Tahriibayaal ay ku jiraan dad Somali ah ayaa la sheegay inay ku qaraqmeen xeebaha u dhexeeya dalalka Liibiya iyo Talyaaniga maalmo ka hor waxaanay wararku sheegeen in dadka ilaa hadda meydkooda la helay ay ku jiraan tiro dhowr qof ka badan oo Somali ah, waxaana la sheegay in aan raq iyo ruux toona la hayn [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Recently Commented