|

Qaabka ugu fiican bikrajabinta gabadha aroosadda

 

 

 

 

 

 

Kulan Wanagaasan Saaxiibayaal Meel Kastood Joogtaan Ku soo Dhawaada Xubinta Galmada ee Warbaahinta Beeldeeq.com

 Xubinteena Galmada Xiligaan Waxaan Ku soo qadnaynaa ”Qaabka Ugu Fiican ee Bikrajabinta Gabadha Aroosadda Ah”

Waxaana Qalinka U qaatay Wariyaha Beeldeeq.com Yuusuf  Shuqaale (Xamari)

Waxaa fiican ninka inuusan ka nixinin xaaskiisa oo uu u muujiyo jacayl kaddib uu ku bilaabo salaaxis iyo istiin marka ay wax dareento, inuu barkin hoose u geliyo kaddib faasaliin inuu mariyo bahalkiisa afkiisa kaddib aayar uu ugu marmariyo iyadana waxaa la rabaa inay labada bowdo u laabto marwalba inuu ku riixo yuuna degdegsanin, loomana baahno awood daran in loo istecmaalo waayo meesha si xun ayaa loo toltolay waxaa ka iman kara dhaawac daran oo naagta nacsiin kara galmada mustaqbalka haddii uu dhowr habeen sidaa sameeyo aayar ayay u bkirajabaysaa, markasta ay qayliso waxaa la rabaa inuu joojiyo riixidda, faasaliinta ayaa ugu roon wax meesha la mariyo  gabdhaha aan la gudin aad bay u fududyihiin

 Yuusuf  Shuqaale (Yuusuf  Xamar)

  www.beeldeeq.com 

  Masteryusuf@hotmail.com

  masterhamari@yahoo.com

Short URL: http://beeldeeq.com/?p=1246

Posted by on Feb 7 2012. Filed under Galmada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented