|

Muraayadda Galmada ayay nuurisaa”Sir Muhiim ah”

Baaritaan la sameeyay ayaa muujinaya in Muraayada ay qeyb ka tahay raaaxada labada lamaane marka ay ku jiraan weerarka Galmada .
Muraayaddu saameyn ayay ku leedahay raaxada waana Sixir la yaab ah una wanaagsan labada lamaane ,waxa muhiim ah in labada lamaane muraayada nooca dhaq- dhaqaaqda ee marka dharka la iska badalayo haweenka adeegsadaan ay soo dhigtaan agagaarka sariirta.
Waxaa la ogaaday in ninku uu raaxo waali ah dareemayo marka uu iska arko muraayada isaga oo weerar galmo ah ku haya lamaantiisa , waxa uuna arkaa raadadka ka muuqda wajiga lamaantiisa ee ku adan xaalada ay markaa ku jirto haddii ay tahay mid xishooneysa iyo mid ka dalbaneysay lamaankeeda in gariirka galmada uu gaarsiisyo .
Haweenka ayaa iyana jecel oo gariir raaxo ah ka hela marka ay iska aragto muraayada iyada oo ka sareeysay lamaankeeda si wacanna isu arkeeysa sida xubinteeda iyo malabyaroowga lamaankeeda isu dhaaf-dhaafayaan taasi oo ay ka sii aadeyso kacsi .
 Farxiyo Ladan Beeldeeq.com
 Muqdisho Somalia
 http://www.facebook.com/farxiyoladan

Short URL: http://beeldeeq.com/?p=1379

Posted by on Feb 9 2012. Filed under Galmada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented