|

Maxaa keena Gogol Dhaafka La sameeyo

Gogoldhaaf waxaa laga wadaa ninka ama naagta oo Alle xalaal ku arsaaqay xaaran sameeya,
marka gogoldhaafku waa wax aad u xun oo bulshada dhib weyn u keenaya, waxaan rabnaa inaan soo koobno sababaha keeni kara gogoldhaafka
1-Alla ka cabsi la’aan 
2- ninka iyo naagta aan isku kalsooneyn
3- lamaanayasha aan midba midka kale jacayl u haynin ama baahitirikarin
4- naagta iyo ninka inay kala fogaadaan muddo badan
5- ninka ama naagta oo fududaysta dad kale inay laa saaxiibaan oo sirta u sheegtaan
6- isfahan la’aan galmo soo dhexgasha ninka iyo xaaskiisa
7- labadooda oo aan isu qalmin oo dan gaar ah ay isu guursadeen
marka sababahaan ayaa ka mid waxyaalaha keeni kara gogoldhaafka waxaa ugu weyn midda hore, haddii qofka uu yahay mid Alle si dhab ah uga baqaya way adagtahay inuu gogoldhaaf sameeyo

Short URL: http://beeldeeq.com/?p=1268

Posted by on Feb 7 2012. Filed under Galmada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented