Home » February 27th, 2012 Entries posted on “February, 2012”

Caafimaadka galmada

1 galmo

In badan oo aqristayaasheena ayaa ka qajila ka hadalka heerka faa`idada caafimaad ee ay leedahay xariirka galmoosho ee labada lamaane , hadaba waa kuwaan faa`idooyinka laga helo galmada . faa`idada caafimaad ee ugu horeeysa ee laga helo galmada waxa ay tahay waxa ay yareneysaa cadaadiska dhiigga sidoo kale neerfo xanuunka ayay yareyneysa sida lagu sheegay [...]

February 27th, 2012 | Posted in Galmada | Read More »

GUNAANADKA GALMADA

chlamydia

Beeldeeq.com;-Waxa laga yaabaa in rag badani kolka ay biyabbaxaan, u qaataan in hawshii galmadu ay dhammaatay, dabeetana intay dhinaca kale u jeestaan khuuro billaabaan, iyaga oon dheg jalaq u siin dhibaatooyinka uu falkoodaasi u geysanayo haweeneyda. Hadduu ninku xaaskiisa u tago isagoon rabitaankeeda si wanaagsan u kicin ama isla markuu ka rito dhabarka u jeediyo, [...]

February 27th, 2012 | Posted in Galmada | Read More »

Fadeexad iyo ceeyb weyn oo soo wajahday shirkadaha u dooda dadka iyo baabuurta ay shilalka wax ka soo gaaraan ee dalkaas Ingiriiska

we-buy-crashed-and-broken-cars-and-trucks

Fadeexad iyo ceeyb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday shirkadaha u dooda magdhowga dadka iyo baabuurta ay shilalka wax ka soo gaaraan ee dalkaas Ingiriiska ka dib markii dhawaantaan la soo bandhigay sida foosha xun ee wax isdaba marinta iyo been abuurka shilalalka baabuurta ah ee ay ayagu masuuliyadeedu leeyihiin oo ayba sameeyaan [...]

February 27th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Madaxweyne Shariif “Ciidamada Itoobiya waan uga mahad celineynaa gacanta ay siiyeen ciidamada qalabka sida”

EPA9-500x315

Madaxweynaha dowlada KMG Somalia Shariif sheikh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu shalay ka soo laabtay ka qeyb galka shirkii looga hadlayey arimaha Somalia ee lagu qabtay magaalada London ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay uguy muhiimsan tahay xaalada amaanka dalka. Madaxweynaha ayaa soo dhoweeyey howlgalkii ciidamada [...]

February 27th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Dhagar-qabayaal Dil, Dhaawac & Boob u Geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Gacanta Lagu Dhigay

sa-police

Waxaa gacanta lagu dhigay Kooxo Burcad u dhashay Dalka K/Afrika oo dil iyo dhac ka geestay Dukaamo ay leeyiihiin Soomaali iyo Bangaladhesh oo gaaraya illa shan dukaan tuulooyin hoostaga magaalada Goarge ee dalka K/Afrika. Weeraro ay qaadeen Burcadaasi ayaa waxa ay ku toogteen mid ka mid ah ganacastada Soomaalida oo magaciisa lagu soo koobay Ilyaas [...]

February 26th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

SOMJA program officer is due to attend the Military Historical Museum of Germany meeting in Dresden‏

Mohamed Shidane Daban

The Military Historical Museum of Germany invites Mohamed Shidane Daban the program Officer of Somali Online Media and Journalists Association (SOMJA) to lecture about Somali Human Rights Violation and freedom of speech on Monday, 07, May 2012. The Museum of Military History, the Militärhistorisches Museum der Bundeswehr (MHM) in Dresden, Germany. The new MHM consists [...]

February 25th, 2012 | Posted in English News | Read More »

Abuu Mansuur oo Ciyaaray kaarto Sanadii 2009-kii uu Sameeyay Xildhibaan Maxamad Ibraahim Xaabsade

images

Beeldeeq.com:- Waxaa Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Goobaha ee Soomaalida kaga suganyihiin Dalka iyo Dibadiis ayaa aad looga hadal hayaa dadkuna isweediinayaan sida fudud ee Shabaab uga baxeen Magaalada Baydhabo Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa Itoobiyan ula wareegeen Magaaladaasi. Dadka Soomaaliyeed ayaana qaba shaki ku aadan in ee jiraan Wadahadlo iyo farsamooyin hoose ee sameeyeen [...]

February 25th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Digniin Ha Daawan Hadii Aadan Awoodin !! Alshabaabka Dalka Nayjeeriya oo Bilaabay in Bambooyinka Qashinka Galiyaan iyo Askari la Qaraxday Bambadaasi

xasuuq-itoobiya

Alshabaabka dalkaas Nayjeeriya oo loo yaqaan Boko Haram (oo macnaheedu uu yahay waxbarashada reer galbeedku waa xaaraan ama waa dambi) ayaa waxaa la sheegay inay fal argagaxisinimo ah oo ay dhawaantaan ka fuliyeen magaalada Kaduna ee dalkaas Nayjeeriya iyadoona uu halkaas ku naf waayey askari ka tirsan ciidanka booliiska dalkaas Nayjeeriya xili ay daawanayeen boqolaal [...]

February 25th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

UK to double military aid for Somalia

sau_kingdom

The Independent Thursday, February 23, 2012 British backing for African forces tackling Islamist insurgents will be doubled today as more than 50 countries head to London to discuss ways of stabilising the country.   David Cameron will open the conference with a warning that the turbulence in the failed state threatens the security both of [...]

February 23rd, 2012 | Posted in English News | Read More »

Report says Somalia’s rich marine resources are being plundered

al_2021687c

Newstime Africa Thursday, February 23, 2012 The international community has failed to grapple with the real underlying political and economic issues facing the troubled East African nation of Somalia, which has been surviving without an effective government for over two decades, according to a new study released here. With the country’s 3,300-km coastline virtually unprotected, [...]

February 23rd, 2012 | Posted in English News | Read More »

Recently Commented