Home » January 23rd, 2012
Entries posted on “January, 2012”

The decision by Kenya to join African Union Mission in Somalia is an opportunity for the frontline states to harmonise their disparate interests in Somalia. Since the collapse of the Siad Barre government in 1991, the three frontline states, Kenya, Ethiopia and Djibouti, have tried to offer solutions on Somalia individually depending on their national [...]
January 23rd, 2012 | Posted in English News | Read More »

“This is not fair. It’s not fair to single out one community. The lifeline for so many innocent people depends on the money we send,” said Abdulaziz Sugule, the former chairman of SAMSA (Somali American Money Service Association) referring to Franklin Bank’s decision to end remittances to Somalia last December 30. “I hope elected officials [...]
January 23rd, 2012 | Posted in English News | Read More »

The government says it will revoke refugee status of Somali’s found to have links with the Al Shabaab militant group, particularly at Dadaab camp. Internal Security Permanent Secretary Francis Kimemia said those found to have links with the militant group or having a criminal record will be prosecuted and repatriated back to Somalia. “I wish [...]
January 23rd, 2012 | Posted in English News | Read More »

Waxaa aad U soo Kordhaya Cabashada Jaaliyadaha Beesha Sade Ka Imanaya kadib markii 19 Bishaan Lagu Dilay magaalada gaalkacyo ee Mudug Nabadoon caan ah oo ka soo jeeda beeshaaasi Warar dhawaan naga soo garay Dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya In Jaaliyada beesha Sade ee Ku Nool Dalkaasi Ay aad U Cabaaraynayaan Dilkii naxdinta lahaa ee [...]
January 22nd, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Wariye Qaab shukaansi Ah u Waraystay fanaanadda Fartuun Axmed Sahal Birimo oo ka Mid ah Fanaaniinta Da’da yar oo Siweyn Heesaheeda Loo Daawado Waraysiga Ka yaabiyay Maamulka Iyo shaqaalaha Beeldeeq.com iyo Bahweynta Saxafiyiinta Soomaaliyeed Waxay ahayd Kadib markii uu Wariyaha Qaab maldahan u weydiiyay Dooqa Fanaanadda ee Dhinaca Raga Iyo Waliba Userka Ay Ku leedahay [...]
January 21st, 2012 | Posted in Madadaalada,Wararka Maanta | Read More »
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo garab Buuxa Ka Helaya Kuwa Amisom oo Ku sii raad Jooga Halka Ay Cirib Iyo Jaan Dhigeen Maleeshiyada Argagixisada Alshabaab ayaa Caawa Gaaray Salka Dambe ee Dayniile Dagaal Qaraar oo U dhaxeeya Ciidamada dowlada KMG iyo Kuwa AMISOM oo is garab sanaya Iyo Maleeshiyada Alshabaab Ayaa Ilaa Caawa ka Holcaya [...]
January 20th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Dowladda Ingiriiska ayaa cadaadis ku saartay Madaxweynaha Somaliland Ahmed Mohamed Siilaanyo inuu ka qeybgalo Shirweynaha garabyada Somalia loogu qaban doono Magaaladda London 23 Febaury 2012 si dalka Somalia loogu dhiso Dowlad Salbalaaran. Maamulka Siilaanyo oo khilaaf ba’an ka dhex aloosan yahay ayaa Caawa si rasmiya ugu xaqiijiyay Dowladda Ingiriiska inay ka qeybgalayaan Shirweynaha London Sida [...]
January 20th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Wararka naga soo garaya Gudaha Magaalada Boorama Ayaa sheegaya In Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Boorama oo Taageeray Maamulka Gobaleedka Khatumo State Of Somalia Tan iyo Markii Si rasmi ah Aas aaskooda La adkeeyay Maamul Gobaleedka Khaatumo State of Somalia Waxaa Sii Badanaya Taageeraha ay Ka Helayso Deegaano ka Tirsan Soomaaliland Isha Wararka Caalamka www.beeldeeq.com
January 20th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Xarigga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay Xarunta Nabad Sugidda gobolka Banaadir taasi oo laga hirgeliyey degmada Boondheere ee gobolka Banaadir kadib Munaasabad balaaran oo maanta lagu qabtay xaruntaasi. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka,Agaasimaha [...]
January 20th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Waxaa Warar Dheeraad ah kasoo baxayaan Duqeyn Culus oo Shalay galab Diyaaradaha Dagaalka Kenya ka geesteen Deegaanka Buulo Xaaji oo Duleed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Duqeyntaan ee fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka Kenya gaar ahaan nuuca Miigaga ayaa dhoor gantaal waxa ee Diyaaraduhu ku dhufteen Gudaha Deegaanka Buulo Xaaji halkaas ee ka [...]
January 19th, 2012 | Posted in Wararka Maanta | Read More »