Home » December 29th, 2011
Entries posted on “December, 2011”

Barnaamijka Jimicsiga Jimcaha Waxaa Todobaadkiiba Mar aad kala socotaan Web site ka beeldeeq.com Waxaana Ku soo qaadanaa Suugaan kala Duwan Maqaalo hadba wax uun Diirada Lagu saaro U qeyb sanaha barnaamijkaasi Wariye C/risaaq C/llaahi”Indho jaceyl” Ayaa Isaga oo Jooga Magaalada Cape Town ee Dalkaasi Koofur Afrika Soo gaarsiiyay Barnaamijka Xarunta Beeldeeq.com Gdhagayso Wariye C/risaaq Indho [...]
December 29th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Afhayeenka Wasaarada Arimaha dibada dowlada Sweden Anderes Jorle ayaa si kulul u Cambaareeye Xukunkii ku dhacay Labo Wariye oo u dhashay dalka Sweden kuuwaasi oo dowlada Itoobiya ay ku Xukuntai Min 11sano oo Xariga ah. Maxkamad Ku taalo Magalaada Adisababa ee Xrunta dalka Itoobiya ayaa labdaasi Wariye ku xukuntay min 11 sano oo xabsi ah [...]
December 28th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Waxaa sii badanya dhwaacyada Hareeyey Kooxda Man.United iyadoona liiska Ciyaartoda dhaawaca uga maqan United uu ku biiray Jonny Evans kadib dhaawac ka soo gaaray kulankii United ay 5-0 kaga badisay Kooxda Wigan. Dhaawaca soo gaaray Jonny Evans ayaa lagu soo waramaya ain mudo labo todobaad h uu garoomada ka maqnaandoona iyadoona kooxda Manchester United ay [...]
December 28th, 2011 | Posted in Sports News,Wararka Maanta | Read More »

Dalal badan oo ku yaal Dunida daafaheeda Dumarka Soomaaliyeed waxaa looga qirsan yahay Midabkooda mid wacan oo qurxoon weliba si aad ah uga duwan Haweenka kale ee Qaarada Africa. Waxaa xaqiiqo noqotay Hablaha Soomaaliyeed ineey dhanka Timaha iyo dhanka Indhaha aad uga qurux badan yihiin marka la la simo Dumarka kale ee Qaarada Africa iyo [...]
December 28th, 2011 | Posted in Madadaalada,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Sh, shariif Sh Axmed ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay gudi wariyaal ah oo ay iska saareen bahda saxaafada Muqdisho oo maalmahaan ku mashquulsanaa sidii cadaalada loo hor keenilahaa gacan ku dhiiglihii dilay marxuum cabdi Salaan sh Xasan Xiis oo u shaqeenayay Talafashinka HCTV xaruntiisa Muqdisho. Wariyaashu waxa ay madaxweynaha ugu horeen uga warbixiyeen [...]
December 28th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Waxaa sii kordhaya Qasaaraha Xoogan ee ka dhashay Shil Gaari oo Maqribnimadii Xalay ka dhacay Wadada Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho kaa oo ka dhasheen Qasaarooyin aad u xoogan. Gaariga Shilka galay ayaa la sheegay in ee saarnaayeen Taageerayaal katirsan Ciyaartowda Degmada Wada Jir ee Gobolka Banaadir kuwaa oo kasoo laabtay Ciyaar ka dhacday Garoonka Koonis [...]
December 28th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Waxaa habeenkii Xalay Dagaal aad u culus uu dhax maray Ciidamada Huwanta ah ee kusugan qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose iyo Maleeshiyada Al-Shabaab. Dagaalka oo ahaa mid Culus oo Mudo qaatay ayaa ka dhacay Deegaanka Buur Gaabo ee Gobolka Jubada Hoose halkaa ee weerar cuklus kusoo qaadeen Cutubyo katirsan Al-Shabaab . Dagaal toos ah [...]
December 28th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Soomaali qaxooti ah oo tiradoodu ay gaareyso ilaa iyo 16 qofood ayaa waxaa la sheegay inay ku dhibaateysan yihiin oo qaboow iyo roob uu ku haayo dalka Holland ka dib markii dibada la dhigay oo loo diiday in la qaabilo oo la dejiyo dalkaas taas oo keentay inay Soomaalidaas ay degaan xerada qaxootiga horteeda oo [...]
December 28th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Arsenal ayaa qasaarisay fursad ay kaga mid noqon laheyd 4ta kooxood ee ugu sareysa horyaalka English Premier markii ay 1-1 la dhaafi weysay kooxda liidata ee Wolverhampton Wanderers galabtay oo talaado ah. Gervinho ayaa 8 daqiiqo markii ay ciyaartu socotay u dhaliyay Arsenal goolkii 1aad ee ciyaarta laakiin 7daqiiqo kadib waxaa tirtiray goolkaasi Steven Fletcher. [...]
December 27th, 2011 | Posted in Sports News | Read More »

Hall-ka Phill Marten Centre oo ku yaala xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Moss ee magaalada Manchester waxaa lagu qabtay furitaanka xaflada Ururka cusub oo la yiraah Somali Sports & Culture Association (SSCA), kaasoo uu guddoomiye ka yahay Cabdulkadir Abubaker Sayid (Abdi Kuus), ku xigeenka 1 waxaa loogu dhigay Mohammed Ibrahim (Iidow). Guddoomiye Cabdi kuus [...]
December 27th, 2011 | Posted in Sports News | Read More »