Home » November 30th, 2011
Entries posted on “November, 2011”

Kooxda Al-Shabaab ayaa galabta Xukun Dil ah ku fulisay Wiil dhalinyaro ah ee ku eedeeyeen in uu ahaa Cawawga alle iyo in uu Jaajuus u ahaa Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada KMG ee Soomaaliya ee kusugan Gobolka Gedo. Waxaana Goob fagaaro ah oo la isugu wacay Dadka Deegaanka Buurdhuubo galabta Shabaab ku fuliyeen Xukunkaasi Dilka [...]
November 30th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Kaga farxi marmar xaaskaaga inaad banaanka ka soo cuntaysiiso, hadii ayna jeclayn taas banaanka u kexee oo gee suuqyada iyo meelaha ay ka hesho xasuusana in jeeb kaagu uuna madhnaan. Marka aad fasax tihiin labadiinuba filan waa usamee tusaale: inaad aroortii ka hor toosto oo aad u samayso quraac ay jeceshahay, kadibna si qurux badan [...]
November 30th, 2011 | Posted in Madadaalada,Wararka Maanta | Read More »

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Weerar Ismiidaamin ah oo saakay ka dhacay Gudaha Xarunta Taliska Milatariga ee Dowlada KMG ee Soomaaliya kaa ee ka dhasheen Qasaarooyin dhimasho iyo dhaawac leh. Abaan Duulaha Ciidanka Milatariga ee Dowlada KMG ee Soomaaliya Cabdi kariin Yuusuf Dhaga Badan oo goordhaw Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Taliska Milatariga [...]
November 30th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Ku soo Dhawaada Gacmo Furan Iyo Niyad sami saafi ah Dhamaan Haweenka Xasas ka ah ee Soo bOoqda Warbaahinta Beeldeeq.com Waxaan Todobaadkaan Idin Kugu Tala galnay Talooyin Ku socda Dhamaan Haweenka Xaas ka ah Si ay Ugu Fududaato Waa Jibaadka Ragooda In ay Gutaan Waxaa Xubintaan Qalinka U qaadatay Wariyaha Beeldeeq.com ee Magaalada Muqdisho Muno [...]
November 30th, 2011 | Posted in Madadaalada | Read More »

Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaalia ayaa gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ladoonayay in lagu qarxiyo Madaxda Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo goobaha ee dagan yihiin Masuuliyiinta Dowlada Ciidamada Nabad Sugida ayaana gaarigaasi gacanta ku dhigay xili uu marayay meel ku dhaw Wakaaladii Hargaha iyo Saamaha oo Bishii hore lagu qarxiyay [...]
November 30th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Hey’ada Nabad Sugida Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ee sii kordhayaan Raga katirsan Kooxda Mayalka Adag ee Al-Shabaab kasoo goosanaya kooxdaasi iskuna soo dhiibaya Dowlada KMG ee Soomaaliya. Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida dowladda KMG Soomaaliya Axmed Maclin Fiqi ayaa sheegay in ee kordheen Shabaabka Dowlada isku soo dhiibaya Saacadihii lasoo dhaafayna ee isku [...]
November 30th, 2011 | Posted in Wararka Maanta | Read More »

Hillary Clinton, the US secretary of state, has arrived in Myanmar for a ground-breaking visit, in an effort to push for democratic reform in the country and renew ties with its leadership. She is the first US secretary of state to visit the country in more than 50 years. The US had cut ties with the [...]
November 30th, 2011 | Posted in English News | Read More »

Turkey has said it will suspend all financial dealings with Syria and freeze the assets of Bashar al-Assad’s government as part of sanctions against its former ally. Announcing the measures apparently aimed at persuading the Syrian president to end his crackdown against pro-democracy protesters, Ahmet Davutoglu, the Turkish foreign minister, said in Ankara on Wednesday that Assad’s [...]
November 30th, 2011 | Posted in English News | Read More »

Ivory Coast’s former president Laurent Gbagbo will appear before the International Criminal Court in The Hague within days to face charges of crimes against humanity. Gbagbo is the first former head of state taken into custody by the court since it was established in 2002. He arrived by aeroplane at Rotterdam airport earlier on Wednesday to face [...]
November 30th, 2011 | Posted in English News | Read More »

British public-sector workers opposed to government pension cuts are on a 24-hour strike, which organisers say is the biggest walkout in a generation. Up to 19,000 schools have been forced to shut down for one day, while many hospital operations have been cancelled along with courts and government offices. Angry over a pension overhaul, which they say will require them [...]
November 30th, 2011 | Posted in English News | Read More »